halkan waxaan ka daawan kartaaan sawiro hor dhac u ah soo dhawayntii loo sameeyay isimada maamulka khatumo ee lagu soo dhaweeyay magaalada boocame iyadoo shacab aad u fara badan oo reer boocame ah ay tuseen isimada gacmo furan iyo qalbi diiran reer boocame ayaa soo dhowayntaan lagu qiyaasay mid heer sare ah isimadaan ayaan waxaa hogaaminayaa garaadka guud ee khaatumo state garaad jamaac garaad cali garaad jamaac waxayna tagayaan dhamaan magalooyinka ku yaala howdka ee deegaana khaatumo state wixii ka soo kordha kala soco shacabada allssc