Ciidamada Sirdoonka Ee Wadanka Jarmalka Ayaa gacanta Ku Dhigay laba Nin soomaaliya Oo Ay sheegeen inay yahiin Xoog Xagjira.
Ciidamada Dalka jarmani Ayaa Ka Qabtay Labadani Nin Airport Ku yaalo Magalada Bonn ee Wadanka Jarmalka,iyadoona Xabsiga Airport ka Ku Xidheen.
Labadaan nin oo la sheegey iney ka tirsan yihiin koox Xagjir ah oo lagu magacaabo Salafiyiin ayaa xabsiga la dhigey inta simqodo dheer oo laarayo Boorsada.
Inkasta Oo wali Sirdoonka Dalka jarmalka Aysan wax Wara ka soo sarain Nimankani soomaalida Ayaa Hadana Waxa Lagu Sheegay In Xabsi Qarsoodiya Lagu xiray.
Mid ka Mida ragtani Ayaa Magaciisa lagu Soo gaabiyey Cumar Iyadoona laamaha Amaanka Daba Gal Ku hayan labadani nin Halka Ay Ka Soo galeen dalka.
Kooxda Salafiyiin Ayaa Ka Mida kooxaha Dalka looga yaqaan Xagjirka Sida Weyna Dalka Looga Soo Horjeedo.