Dowlada Turkiga Ayaa Ka Qeyb qadanaysa Dib U Dhiskla Dalka Soomaaliya Iyadoona Hada goobo Badan Dib U Dhis Ka Bilowday.
Turkiga Ayaa Dhawan Bilabay dhisme lagu magacabo Turkish Plaza Kaasi Oo Ah Mid Waligeeda Muqdisho Horay Looga hor galin.
Egneerada Dhisya Gurigani Ayaa Sheegay Inay Ku baxayso laxag Ka Badan 15 Milyan Oo Dollar Gurigani.
Waxay Xaruntani Dhismaha Isugu Jirta Wax kasta sida Suuq ganacsiga,bankiga,Wax barashada Iyadoona Hada gaba Gaba Marayo
waxa jira Goobo kale Oo dowlada Turkiga Dib U Dhis Xoogan Ku Wado Kuwa Oo Ay ka Mid yahiin garoonka calamiga Adancade Iyo Goobo Kale.
Waxana Horay dowlada Turkiga U balan Qaday Inay Soomalaiya Siweyn Uga Caawinayso Dib u Soo Kabashada Bilicda Muqdisho.
tan Iyo markii Abaarta Xoogani ku Dhufatay dalkia soomaaliya Ayaa Dowlada Turkiga Waxay Soomaaliya Gaadhsisay Dhaqaalo ugu Tirada badan Iyadoona Inta Badan Ahayn Dowladaha U horseeday fursadahani Isbadalada doorashooyinka.