Gudoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmednuur Tarsan ayaa si kulul u weraray Idaacada Shabelle ee Magaalada
Muqdisho xili uu boqolaal dadwayne ah kula hadlayay Magaalada Muqdisho.
Tarsan oo wajigiisa laga dheehan karay caro in ay ka muuqato ayaa hadalo kulul hada u mariyay Idaacada Shabelle, wuxuna si kulul oga hadlay hadalo
dhawanahaan ay idaacada shabelle siidaynaysay oo ahaa in Hay’ada Tika ay laaluush ku shaqayso.
Isbaarooyinkii waa la qaaday laakiin waxaa la qaadin wali isbaarooyinkii media-yaha qaarkood sida idaacada shabelle,fikirkii baa ka dhamaaday bay been
sheegeysaa ayuu cod dheer ku sheegay Gudoomiye Tarsan”.
Duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur ayaa sidoo kale waxa uu raali gelin ka bixiyey aflagaado sida uu sheegay kula kacday idaacada Shabelle
Dawlada Turkiga oo soo caawiyey xilligii abaaraha waddanka Somalia.
“Waxaan opologies aan ka bixineynaa gafkii ay idaacada shabelle idiin geystay,anoo afka shacabka muqdisho ku hadlaya raali ahaada walaaleheen Turkiga soo dhawaada dalkeena waad caawiseen ayuu yiri Tarsan”.
Shabelle waa mucarad waxa wanagsan in gab
i ahan la xero hadi ay ku dhaqmi weydo shurucda dalka hada ayu dhib kasi baxaya dalka ninka qorayga wata aya dhama mida madia ha marka shabelle isku labta o wadanka qaska iyo isku dirka ka daaya