Iyadoo Dhawan Jireen Xiisado Colad Oo ka Dhex tagnaa Maamulada Puntland Iyo Galmudug Ayaa Waxa maamulka Galmudug Ku kala Aragti Duwan yahiin Duqeyntaasi.
Qaarkamida Siyaasinta Mamaulka Galmudug Ayaa Madaxweynaha Mamaulka galmudug cabdi cawaale Qeybdid Waxay dusha Uga Tuureen Duqeyntaasi.
Iyadoona Ilaa Hada galmudug Madaxweyne Sheeganayaan laba Madaxweyne Ayaa Mid ka Mida wasiirada Tima kala Jeex waxay sheegeen Inuu Isaga masuulka yahay.
Hadalkani ka soo baxay Masuulinta galmudug Ayaa mujinaya kala Aragti Duwanan Shaha Iyo Khilafka Masuulinta.