Wararka Ka Imanaya Gobolka Mudug Ayaa Sheegay inay dagal ku dhex maray degaanka jariiban ciidamada maamulka puntland iyo kooxo burcada.
dagalkani aya bilaamay markii ciidamada maamulka puntland weeraro ku qadeen goobta burcad badeeda ku haysteen markab ganacsi.
wararka waxay intasai ku darayaan inay kooxaha burcad badeeda soomalaida wadada bariga u galeen ciidamada maamulka puntland oo doonayey inay markabka ka sii dayaan burcada.
dagalkani oo sacaado soconayey ayaa lagu soo waramaya inuu ka dhacay meel ugu yaran 30 KM u jirta xeebta jariiban.
Guedoomiyaha Degmada jariiban ee maamulka puntland oo warbaahinta waraysi siyey Ayaa sheegay in ugu yaran hal askari ku dhawac may.
war heedhe budh cad badeed puntland aa bilawday iminkana hakala baxeen iyagu