Dowlada Itoobiya Ayaa Mar Kale cod satay Inay wada Hadalka Ku Soo Biraan Ururka ONLF Ayna Sheegtay inay dowlada Itoobiya Diyaar U tahay Xiligani wada hadeal Kale Oo Dib Isgu imanayan.
Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Heila Marian Dieseling Ayaa Siweyn U Sheegay Inay Dowlada Itoobiya Wada Hadal ku Qanciso Ururka ONLF Qeyntiisa Dagalamaya Waxayna Sheegtay Inay Qubaro calamiya gar wadeen ka Noqonayaan.
Heila Marian Dieseling Ayaa Sheegay Inay Mhim tahay In Wada Hadal laysku Afgarto isla Marlkaasina Xiligani tahay in Nabada La wada Qaanto Si Horumar Loosameeyo Isagoona Sheegay Inay dowlada Itoobiya Marna Wada Hadal Joojinayn.
Wuxuu tilmaamay inay wanaagsan tahay in wax waliba wada hadal lagu dhameeyo si meesha looga saaro dagaalka islamarkaana lawada sugayo natiijada wada hadalka wixii kasoo baxa Shacabka Itoobiyana Sugayaan.
ONLF iyo Dowladda Ethiopia ayaa muddo ku dagaalamaye meelo kala duwan oo kamid ah dalka Soomaaliya iyo dhulka Dowladda deegaan Soomaalida kilinka Shanaad,Iyadoona Dhawaan Wada hadalkii Uga Fur may magaalada nairobi natiijo la’an Ku soo Dhamaday waxayna Ka Soo Horjeesatey ONLF Qaabka Tastuurka Ka Mida.
asc waan soo dhawaynayaa hadalka haylamaryan waana guul u soo hoyatay shacabka absame ee ku nool dds eth guul
Kkkkkkkkkkk
disturka aa war dadkaas waa gobo nimo doon