Xili Aysoo xoogaysay sanayaan Xarumaha Al-shabaab Ku leeyahiin gudaha Puntland isla Markaasina Laga cabsi Qabo Inay sarakiisha Al-shabaab Gabad ka Dhigtaan gobolka bari.
waxa Qaar kamida Horjoogayaasha Al-shaabab U Qabilsan Deeganada Puntland Soo sareen dignin Ugu Jeedinayaan dadka Shacabka Inaysan tageerin Nadamka Xisbiyada Iyo faroole.
Sheekh cabdiqaadir mumin OoK a Mida Sarkiisha Al-shabaab U Qaabilsan Punland ayaa Siweyn Waxa Uu U Naqdiyey siyaasada Faroole Oo Uu Sheegay Inay Diibta Ka Fog tahay.
Sheekh cabdiqaadir mumin waxa Uu Sheegay In Nadamka Xisbiyada Badan Siweyn Ula dagalamayaan Shacabkana Looga bahan Yahay Inay ka Hor imadaa.
Sidoo kale Waxa Uu Sheegay In Cida siyaasada faroole U sacabinaysa tahay dad Diinta Ka Baxay.
Al-shabaab Ayaa La Amin san yahay Inay ka Dagalamayaan Buraha Degaanka Galgala Ee Gobolka bari,halkaasi Oo Xarumo Ka Dhigteen.