Arimaha Bulshada
-
Gabar Qiyaano Ku Heshay Lacag Ka Badan 20,000 oo dollar
May 18, 2013
Haweenay lagu magacaabo Loori Sitiinii oo dhashay labo caruur ah ayaa samaysay qayaano ay ku doonayso in ay ku hesho lacag aad u badan oo gaaraysa ilaa labaat -
Hal Xiraalaha Todobadka Ku Hel Abaal marin Qaali Ah Kana Jawaab
May 13, 2013
Halkani Riix Kana Jawaab Halxiraalaha Todobaadka -
DHACDO NAXDIN LEH:Ilmo Saddex Maalmood Jiray oo Lagu Kala iibsaday Mareegta Facebook “Yaab”
April 30, 2013
Wiil yar oo saddex maalmood oo keliya ifka joogay, ayaa markii ugu horreysay lagu kala iibsaday mareegta internetka ee Facebook, kaas oo la kala siistay adduun -
Nin Kaniiniga Foosha ee Dumarka loogu tala galay siiyay Nin kale oo dabadeed magaalada Muqdisho u soo fakad…
April 27, 2013
Nin u dhashay deegaan ahaan Degmada Janaale balse ka shaqeenayay Farmashiye ku yaala magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa maalintii afaraad laga ba -
DAAWO VIDEO TARIIKHDA :Abwaan C/llaahi Macalin ”Dhoodaan” oo maanta ku geeriyooday magaalada Harar ee dalka Ethiopia
April 26, 2013
Allaha u naxariistee Abwaan
Cabdullaahi Macalin
”Dhoodaan” ayaa maanta ku
geeriyooday magaalada
Herar ee dalka Ethiopia.
Abwaan C/llaahi Macalin
Dho -
Numbuzz Oo Dhalinti Muqdisho Arin Yaab leh kala Soo Baxeen(Arn Cusub)
April 25, 2013
Ardayda Magaalada Muqdisho ku dhaqan ee waxbarashada dhigta waxaa mashquuliyey isticmaalka Aalada Nimbuzz-ka oo ka mid ah aaladaha Somalida ay ku sheekeystaan.
-
Hambalyo Aroos Farxad Leh
April 11, 2013
Dhamaan reer xaaji cabdulaahi iyo reer cabdilaahi jaamac waxay hanbalyo u dirayaan Munade (cumar maxamed xaaji c/laahi MR. Buuhoodle) iyo marwadiisa (khadra c/l -
Fadliga Qur’aanka Kariimka (W.Q:Mohamed Keenadiid)
April 10, 2013
Bismilaahi Raxmaani Raxiim, Akhriste marka hore waxaan maantana kuu soo gudbinaya xalqo kale oo aan ku eegayo barnaamijyadii taxanaha ahaa ee ku saabsanaa a -
AKHRISO TOP GABAY:-Xirfad maanso xeel iyo dhawaaq, xaadin yeedhmo xiise guurow xoodh iyo qoraal
April 9, 2013
gabaygan oo soo baxay taariikhda kor ku xusan waxan kaga hadlayaa dhowr qodob kan ugu muhiimsan uun baan taaban kuwa kalena dhexdiisaad ugu tagaysaane, kaasoo a -
DHACDO YAAB LEH:-Nin Tuug sado Ahaa Tan Iyo yarantisii Oo Hal daqiiqo Gudaheeda Malyaneer Isku Badaley(Tolow Maxa U Dumey)
April 8, 2013
Nin la yiraahdo Dennis Mahurin ayaa wuxuu ahaa nin aan guri laheyn tan iyo 1978 isagoo ku noolaa Teendho wuxuuna qorsheynayaa in uu halkaa isaga noolaado inkast